Magaalo nadiif ah, bulsho caafimaad qabta
Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Waamo Waste Management. Waxaan ka shaqaynaa nadaafadda Kismaayo annagoo adeegyada qashin ururinta iyo maaraynta qashinka u qabanayna si masuuliyad leh.
Blog-gani wuxuu idinla wadaagayaa hawlgallada Waamo, talooyin nadaafadeed, nadiifinta waddooyinka iyo biyo-mareennada, iyo xog ku saabsan ilaalinta deegaanka. Waxaan aaminsanahay in magaalo nadiif ahi ka bilaabato wada shaqaynta bulshada iyo hay’adaha deegaanka.
Welcome to Waamo Waste Management
We work to support a cleaner Kismayo through responsible waste collection and practical sanitation services. Here you can follow our field activities, read useful environmental guidance, and learn about our services.
We value cooperation with residents and local authorities. Explore our waste collection services or contact our team to learn more.
