KISMAAYO · WASTE & ENVIRONMENTAL SERVICES

Nadiifinta magaalada.
Caafimaadka bulshada.

Waamo waxay bixisaa adeeg joogto ah oo qashin ururin, nadiifinta waddooyinka iyo biyo-mareennada, iyo xalal nadaafadeed oo loogu talagalay guryaha, ganacsiyada iyo hay’adaha.

✓ Door-to-door service✓ GPS-supported operations✓ Kismayo-based teams
Waamo drainage and environmental field operation
39Operational sections
6,100+Registered service locations
39Operational sections
DailyField teams and vehicles
KismayoLocally managed service
OUR SERVICES

Hal nidaam, adeegyo badan

Adeeg kasta waxaa lagu maamulaa koox, goob iyo shaqo la xaqiijin karo.

🏠

Residential Collection

Qashin ururin joogto ah oo loogu talagalay guryaha iyo xaafadaha.

🏪

Business Collection

Dukaamada, suuqyada, maqaayadaha iyo xarumaha ganacsiga.

🏥

Special Places

Hoteellada, isbitaallada, iskuullada, hay’adaha iyo goobaha muhiimka ah.

🌧️

Road & Drainage

Nadiifinta waddooyinka, ciidda, qashinka iyo biyo-mareennada xirma.

FIELD OPERATIONS

Shaqada Waamo oo muuqata

Hawlgallada dhabta ah ee kooxaha Waamo—waddooyinka, biyo-mareennada iyo goobaha adeegga ee Kismaayo.

View Before & After Operations →
WAMO SHOP

Agabka nadaafadda iyo xakamaynta qashinka

Bins, waste bags, gloves iyo cleaning tools oo laga dalban karo Waamo.

Open Shop
NEWS & UPDATES

Wararka iyo hawlgallada

WAAMO WASTE MANAGEMENT

Goob nadiif ah waxay ka bilaabataa adeeg la isku halayn karo.