Agabkii qashin ee abid ugu raqiisanaa oo kismayo la keenay
shirkadda nadaafadda wamo waste management compmay waxay ugu bishaaraynaysaa bulshada somaliyed ee ku dhaqan deeganada jubbaland in ay u keentay agabka qashinka lagu kaydiyo ee loo yaqaano (Garbage bin) ama (Trash box) kaas oo wato bac lagu rido wasakhda si isagu markasta nadiif u ahaado qaadistuna u noqoto mid aan lagu dhibtoon.
qiimaha agabkani waa mid aad ku qanci doontid aadna u hooseya marka loo eega qiimihii horay suuqyada kismayo laga siin jiray
hadaba mudane/ marwo si aad uga nabad gasho urka qashinka ka dhasha iyo goobta uu kaa halayn lahaa wamo waxay kaa xalisay dhamaan arimahaas qaado agabkan wax meel kaa haleeya iyo urba isa daayo
agabkani waa mid soo maray hananka caalamiga ah fayadhawrka
hadaba hadad u baahantahay formka hoose iska diiwaan galin
mahadsanidin